Log in Page Discussion History Go to the site toolbox

Difference between revisions of "Ceelafweyn"

From BluWiki

Line 47: Line 47:
 
[[Image:mic.jpg]]
 
[[Image:mic.jpg]]
 
-----
 
-----
Boggan ka eeg sida microphone loo hajisto
+
==Boggan ka eeg sida microphone loo hajisto==
 +
===Dadka badankiisu waxay hadda Isticmaalaan '''Windows XP'''===
 
----
 
----
 +
 
===[[Ceelafweyn]]===
 
===[[Ceelafweyn]]===
 
----
 
----

Revision as of 11:51, 10 August 2006

Ceelafweyn

Welcome.jpgSoomar.jpgLove.jpgNice.jpg

Love12.jpg
Love12.jpg
Ali4.jpg
Love12.jpg
Love12.jpg


This website is for Ceelafweyn People around the world. There are
helpful sections on tutorials and resources and an area where you can share your ideas.

To use this site click on the links to go to the page and to add information click on
the 'edit' link to the right of the section or at the top of the page, you can then add
the info you want and format it using HTML code or Wiki code which you will find
help on by clicking here.
Halka sare waxaan ku soo qoray sida loo isticmaalo Websetikan iyadoo ah HTMl code laakiinse sida ugu hawsha waa adoo isticmaala wiki style code iyaduna ma hawl yara waxay u baahan tahay inaad intaad print garayso codeka akhrido oo codeka si fiican u fahanto weligaa riix meesha bleuga ah waa link e aan ku xidhiidhiyey pages kale.


Caday.jpg
Flag.jpg

Microphone

Mic.jpg


Boggan ka eeg sida microphone loo hajisto

Dadka badankiisu waxay hadda Isticmaalaan Windows XP


Ceelafweyn


Halkan kala soco wararka ceelafweyn iyo wixi cusub ee anuu hayno....waxaa kale oo aad ka heli karta cawinaado sida computer helping and webdesigning.

waxaa kaloo inoo dheer heeso wanaagsan iyo taaloyin kusabsan noolasha waxaan mar dhow kusoo kordhin doona video iyo sheekoyin wanaagsan oo ku qancin doona.


Bogga Wararka

Linkan riix sidaad ula socoto wixii wararka ka soo baxa degmada ceelafweyn iyo hargeysa iyo saraar iyo fadhigaab


News.jpg


xiliyada roobku da'o gu'ga iyo dayrta

Wadankii abaartii baarwaaqaa ka danbaysay

Rain.jpg Clouds.jpg


Security

Sec.jpg


Bogan waxaad ka heli kartaa sida loo hagaajiyo hadii computerka virus kaa galo iyo sidii aad caruurtaada uga ilaalin lahayn inay eegaan websiteyo xun xun.


Akhriso Warbixin ay soo sareen dadka baadha cilmiga isticmaalida ee jaamacad weyn ee harvard eeg u ceebaynayaan Spyware iyo Adware weligiin iska ilaalilaya.


Waxbarashada

Comp.jpg Pc2.jpg


Boggan waxaan ku ururiyey websiteyo faaiido u leh ardada yar yar ee reer ceelafweyn ee doonaya inay musqalka bartaan information technolagy sida HTML, PERL, COLDFUSION, PHP etc nacab dadkii xun baa ah.

aussie caalafweyn


Kor.jpg

[1] Linkan ka dhegayso Quraanka


tooray ma waanaagsana ilaahay u daa inuu qof dilo


Java Script

Waxaan boggan ku qoray si fiican u faah faahiyey sida loo isticmaalo programming lannguage javascript(simple form baan sameeyey kuna valid gareeyey java remember always use same folder html and java script)


haddii aad doonayso inaad afkaar iyo sawiro ku qorto wikisitekan waad ku qori kartaa qof walba waa u furan yahay wixii aflagaado ahna waa ka masaxaynaa hadii aanad hubin sidaad ugu qorto fadlan sawirada iyo wixii afkaara ahba usoo dir karamaan@gmail.com E-mailkan waxaad ku qori kartaa text xarfo ama sawiraad images ilaa (1.8 giga bytes waa balaadhiyey )


Saynab.jpg Saado.jpg Saleebaan.jpgCaq.jpg Xal.jpgHibo.jpg here.

(sahra axmed jaamac Saado cali mooge iyo faniin kaloo badan maxamed Saleebaan)

[2] waa heesaha

[3] waa heesaha

[4] waa heesaha

[5] waa heesaha

[6] waa heesaha


Halkan saacadaha aduunka ka eeg [7]

--- Saacad.jpg




ka dhegayso heeso kalan heeso boqolaala qaraami Nubmer oneka bluega ah riix waa heeso bilaasha


Waxaad kalo halkan kala sheekaysan kartaa dhalinyarada somaliland

bogga aan halkan ku dhixiidhiyey tag dabadeedna dooro Any nationality catagory qolka gaaleef adminka ka waa somaliland caways iyo heeso nick namekuna waa Aadam2025


Pal.jpg

Waa bogga paltalK [8]

Site Toolbox:

Personal tools
GNU Free Documentation License 1.2

Disclaimers - About BluWiki